Nala soo xidhiidh

Email:-cabdiiyogol@gmail.com
Facebook:-Maxamedcabdi19

Saturday, 30 April 2016

Axadda oo ku beegan 1-da may iyo reer Borlänge oo welwelsan








Bannaan-bax ka dhacaya Borlänge iyo qariidadda magaalada. Foto: Henrik Johansson/Flicr/CC BY-NC. CartoDB.
1-da bisha maajo ahna maalinta shaqaalaha adduunka ayuu magaalada Borlänge ka dhici doonaa bannaan-bax ey soo abaabuleen ururka xag-jiriinta ee carrigaasi ku dhaqan.
Mursal Ciise oo ku dhaqan nawaaxigaa, kana tirsan hoggaanka sare ee xisbiga Doogga (Miljöpartiet) oo aannu wareeysi amuurtaa kala yeelaney ayaannu wax ka weeydiinney dareenka bulshada soomaalida ee carrigaa ku dhaqan. Weriyaheenna Warsame Cilmi ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Mursal Ciise

No comments:

Post a Comment