http://lexin.nada.kth.se/lexin/
Exempel:
jag har inte lust att komma – ma hayo niyad aan ku imaaddo (ma doonayo inaan imaaddo)
hon kom för att hämta bilen – waxay u timid si ay baabuurka u kaxaysato
kursen kommer att inställas – kooraskii waxbarashada waa la baajinayaa (joojinayaa)
vi har kommit för att se kungen – waxaanu u nimidnay si aannu boqorka u aragno
han steg in utan att knacka – wuu iska soo galay uun isagoon albaabka soo garaacin
att [at:] LYSSNA konj.
Användning: allmän bisatsinledare
inuu, inay,inaad
Exempel:
jag såg att han kom – waan arkay inuu yimid
är du säker på att han kommer? – miyaad hubtaa inuu imanayo?
att du är trött kan jag förstå – inaad daallantahay waan fahmi karayaa (waan garan karayaa in aad daallan tahay)
gå nu, så att du hinner med tåget! – soco immika si aad tareenka uga gaadhid!
jag tycker (att) du är söt – waxay ila tahay inaad qurux badan tahay
flickan spelade piano därför att hennes föräldrar ville det – gabadhu waxay tumaysay biyaano waayo waalidkeeda ayaa taas la rabey
att du inte skäms! – isla xisho (isla yaab)!
hon blev utskälld för att hon hade glömt maten – waa la diriray waayo waxay illowday raashinkii
vi somnade trots att musiken dånade – waannu seexannay inkasta oo muusiggu guuxayey ama dayaamayey
binde|ord [²b'in:deo:r_d] LYSSNA subst.
〈binde|ord, bindeordet, bindeord, bindeorden〉
konjunktion
xidhiidhiye (eray xidhiidhiye ah sida och, att)
Översättare: Sahardid Mahmoud B., Mohammed sh. Hassan. Granskare: Abdi Omar Ali, Abdi Hassan Abrar.
No comments:
Post a Comment