BURCO NEWS
ku soo dhawaada shabakadda burconews
Nala soo xidhiidh
Email:-cabdiiyogol@gmail.com
Facebook:-Maxamedcabdi19
Facebook:-Maxamedcabdi19
Friday, 24 February 2017
Saturday, 24 December 2016
BURCO NEWS: Xukuumadda Somaliland Oo La Ogaaday Inay Soo Xero-...
BURCO NEWS: Xukuumadda Somaliland Oo La Ogaaday Inay Soo Xero-...: Xukuumadda Somaliland Oo La Ogaaday Inay Soo Xero-galinta Cabdicasiis Samaale, Faysal Cali Waraabe, Muumin Seed Iyo Jamaal Cali Xuseen Ku Kh...
Xukuumadda Somaliland Oo La Ogaaday Inay Soo Xero-galinta Cabdicasiis Samaale, Faysal Cali Waraabe, Muumin Seed Iyo Jamaal Cali Xuseen Ku Kharash Garaysay Ku Dhawaad 5 Milyan Oo Dollar.
Sicirka Suuqa Siyaasadda Somaliland Oo Meel Waalli Ah Maraya, Xilli Ay Abaaro Ba’ani Dalka Ka Jiraan!!
Hargeysa (Somalilandtoday)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ku kharash garaysay shakhsiyaad kooban lacagtii ugu badnayd ee siyaasad loo isticmaalo. Shan siyaasi oo kamid ah siyaasiyiinta Somalilamd ayaa isu gayn ahaan waxa jeebka loogu shubay lacag gaadhaysa 5 Milyan oo dollar.
Sida ay sheegayaan xoggo rasmi ahi, Wasiirkii hore ee Maaliyada Cabdicasiis Samaale, oo dudmo kaga maqnaa Xisbiga KULMIYE tan iyo wixii ka danbeeyay xil ka qaadistiisi, ayay xoguhu tilmamayaan in gacanta loo galiyay 500,000$ ( Shan boqol oo kun oo dollar) taas oo keentay inuu dib ula midoobo Xisbiga KULMIYE. Jamaal Cali Xuseen oo isna murashax ka aha Xisbiga UCID, ayaa tanasuulkii uu Muuse Biixi murashaxa xisbiga KULMIYE u sameeyay ka hor waxay Madaxtooyadu farta ka saartay lacag qadarkeedu dhama 600,000$ ( Lix boqol oo kun oo dollar) taas oo heshiisku aha inuu si rasmiya ula midoobo Xisbiga KULMIYE.
Geesta kale Faysal Cali Waraabe guddoomiyaha Xisbiga UCID oo muddooyinkii danbe ay Xukuumadda isku dhawayeen, ayaa isna waxa lacagta ay Xukuumaddu siisay gaadhaysa 500, 000$ ( Shanboqol oo kun oo doolar) oo isugu jira 300,000$ oo loo siiyay guri, iyo 200,000$ oo uu codsaday inuu ku banaysanaayo gurigaas oo dad degenaayeen.
Guddoomiye kuxigeenkii hore ee Xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed oo ka cadhooday shirkii Gooaha dhexe ee Xisbiga WADDANI, ayaa isna la
gudoonsiiyay qadar lacageed oo dhan 400,000$ (Afar boqol oo kun oo dolar) lacagtaas oo isugu jirta kaash cadaana iyo mid guri loogu iibiyay, guriga loo iibiyay Axmed Muumin Seed ayaa ku yaala eeriyada Huteelka Maansoor, wuxuuna ka soo horjeeda guriga Wasiirkii hore ee Degaanka Gacamay. Sidoo kale Pro. Axmed Ismaciil Samatar oo dhawaan ku biiray Xisbiga KUlMIYE ayaa kamid ah siyaasiyiinta lacagta xad dhaafka ah la gudoonsiiyay. Arrintan oo noqonaysa markii ugu horeysay ee sixirka siyaasadda Somaliland halkaas gaadho, waxay ku soo beegantay xili abaaro baahsani ka jiraan waddanka, iyadoo gobolada qaarkood ay dadkii gaajo iyo macaluul u dhimanayaan.
Dad badan ayaa is weydiinaya lacagta Xukuumaddu ku kharash garaysay siyaasiyiin kooban si ay Xisbiga KULMIYE u tageeraan intee ayay ka tari lahayd samatabixinta dadka abaartu saamaysay.

Tuesday, 17 May 2016
http://lexin.nada.kth.se/lexin/
Exempel:
jag har inte lust att komma – ma hayo niyad aan ku imaaddo (ma doonayo inaan imaaddo)
hon kom för att hämta bilen – waxay u timid si ay baabuurka u kaxaysato
kursen kommer att inställas – kooraskii waxbarashada waa la baajinayaa (joojinayaa)
vi har kommit för att se kungen – waxaanu u nimidnay si aannu boqorka u aragno
han steg in utan att knacka – wuu iska soo galay uun isagoon albaabka soo garaacin
att [at:] LYSSNA konj.
Användning: allmän bisatsinledare
inuu, inay,inaad
Exempel:
jag såg att han kom – waan arkay inuu yimid
är du säker på att han kommer? – miyaad hubtaa inuu imanayo?
att du är trött kan jag förstå – inaad daallantahay waan fahmi karayaa (waan garan karayaa in aad daallan tahay)
gå nu, så att du hinner med tåget! – soco immika si aad tareenka uga gaadhid!
jag tycker (att) du är söt – waxay ila tahay inaad qurux badan tahay
flickan spelade piano därför att hennes föräldrar ville det – gabadhu waxay tumaysay biyaano waayo waalidkeeda ayaa taas la rabey
att du inte skäms! – isla xisho (isla yaab)!
hon blev utskälld för att hon hade glömt maten – waa la diriray waayo waxay illowday raashinkii
vi somnade trots att musiken dånade – waannu seexannay inkasta oo muusiggu guuxayey ama dayaamayey
binde|ord [²b'in:deo:r_d] LYSSNA subst.
〈binde|ord, bindeordet, bindeord, bindeorden〉
konjunktion
xidhiidhiye (eray xidhiidhiye ah sida och, att)
Översättare: Sahardid Mahmoud B., Mohammed sh. Hassan. Granskare: Abdi Omar Ali, Abdi Hassan Abrar.

Subscribe to:
Posts (Atom)